Tusaale Dheeraad ah3
β
Goobjoogayaal ku sugan Baydhabo ayaa waxay u sheegeen Garowe Online, in jidadka waaweyn ee degmadaas iyo xaafadahaba lagu arkayay xalay ciidamo daadsan, iyadoo badnowga lagu soo rogay magaalada uu ahaa mid billowday xilligiisii caadiga ahaa.
ββ
Waxa u sii muuqdaa hadhaagii jidgooyooyinkii ay dagaalyahanadu isticmaaleen, dhagaxaan shub ah iyo biro meel kasta daadsan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
