U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daalaco

Fal Gudbe (3)
Naxwe-cday, -catay
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Si xasilloon wax u akhrisasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halka ka daalaco magacyada iyo beelaha Maxaabiista Burcad-badeeda ah ee maanta la keeney Boosaaso.

”
“

Halka ka daalaco dilka Xildhibaanka Deegaanka Baargaal, ayaa waxaa dhawaan looga dhawaaqay maamul lagu magacaabayo Raasacasayr kaas oo sheegay in ay gooni ka yihiin maamulka Puntland, waana taas sababta keentay in Xildhibaanka loo dilo.

”
“

Halka ka daalaco, warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Cidda Doonta iskalahayd, waxa ay waday meesha ay ka baxday iyo halka ay kusi jeeday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-cday, -catay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daalaco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan