U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dadban

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Wax la dadbay ahaansho. dadbanaan m.f.dh dadban.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warar ayaa sheegaya in Xasan Allore dad ku dhow u sheegeen in Libaan Muse yahay ninka Wasarada Shidaalka Puntland si dadban madax uga ah.

”
“

Dhulka Soomaalida wuxuu ku soo gaadhay bariisku si ganacsi isagoo si toos ah iyo si dadban uga imanaayay wadanada Hindiya iyo Shiinaha.

”
“

Bal maqal Wasiirka Gudaha oo si dadban u sheegay inay qalad tahay in la joojiyo shirka aan caadiga ahayn ee hore loogu diiday degaanada, inkastoo uu ficil ahaan waxba ka bedelin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dadban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan