U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xadgudub1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA8 xar
La Mid AhxadgudbidMagac Fal
1

.dh xadgudub2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, mar uu soo hadal qaaday saxafada ayuu sheegay in lagu dhaqayo sharcigii dhaawan la ansixiyay, isagoo yiri "Ma donayno inaan saxafadda xadgudub u geysano".

”
“

. In dadka ka shaqeeya saxaafadda nabadgelyadooda la dhowro. 4. In aanu muujinno in dhammaan noocyada faaf-reebka toosan amaba dadban ay xadgudub ku yihiin madax-bannaanida iyo xoriyadda saxaafadda.

”
“

Dalka wuxuu galay marxalad cusub oo jahawareer iyo fowdo ku dhisan, gobollada qaarkoodna waxaa ka bilowday iskudhacyo qabyaaladeed, bililiqo, xaalufin, dhac, kufsi, afduub, xasuuq iyo ku xadgudub baahsan oo loo geystay xuquuqda bani-aadannimada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xadgudub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan