Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadkii meeshaa ku noolaa Libaaxa uu Biixi dilay waxa uu marar badan kala tegay xoolo iyo dad-ba, laakiin ciddina kama dabategin, waayo waxa uu ahaa Libaax aad looga baqo oo kaynta looga waashay.
”“
Been-abuurkaas waxaa si badheedh ah qayb libaax ka qaatay dalka Britaaniya ee bisha soo socota la leeyahay badbaadinta qarannimada Soomaaliyeed ayaa shir caalami ah oo 40 dal ka soo qaybgalayso caasimaddeeda lagu qabanayaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-xyo, m.dh
Xarafka
L · LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
