U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buruud

Magac Lab
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Nasiib wacan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadday gawaan raac, marin hababin ama buunbuunin ka dareemaan waxaa u caado ah inay buruud shiilaan oo ay duur-xul dhaliilihiisa ugu sheegaan.

”
“

Waa Qoys qof kasta oo ka mid ah; rag iyo dumarba; uu Alle ku galladay oo hibo u siiyey af-tahannimo ku aroorta afka iyo suugaanta soomaalida, gaar ahaan Qoysku waxa ka kaca gabyaa badan oo yeesha inta badan buruud iyo haybad Ilaahi ah.

”
“

Hadday wada P.M tahay buruud kiciyaa dul yaal, waxay bohol jiidhayaan libaax bulbullaa ku jira, in baal sidataa dahsoon, in baabbacalaa digtoon, dhashii Beder baa xidhxidhan biddena camalkiis u daa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buruud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan