U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dambiil

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waana sababta aan uga hadlay halista ay leedahay in ukumahaago oo dhan aad dambiil qura isugu geyso.

”
β€œ

Wuxuu yiri (Ilaahay): waxaad qaadataa kalluun, waxaadna ku ridataa dambiil, meeshii aad kalluunka ku weydid isagu halkaas buu ku sugan yahay.

”
β€œ

Haddii arinkan aad wadaan yahay dambiil biyo ku dhaansada, waxaan idin leenahay ma yeeleyno, wadaan baanu sidanaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dambiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD