U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalluun

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf KSubg KA7 xar
1

.u Nafley dhiig qabow leh oo jaadad badan, wuxuu leeyahay laf dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal, biyaha ayuu ku dhex nool yahay, hilibkiisana waa la cunaa; mallaay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markabkan oo ahaa noocyada yar-yar ee kalluumaysiga waxaa laga leeyahay dalka Cumaan, waxana la qabtay isagoo kalluun ka iibsaday magaalada Boosaaso, kaddibna waxaa lala tegay xeebta Garacad, iyadoo waqti kaddibna loo wareejiyay xeebta Eyl.

”
“

Waxa ka mida beero-falashada iyo qaababkeeda kala duwan, xoolo dhaqashada iyo noocyadeeda, kalluun dabashada iyo qaybaheeda oo si cilmiyaysan loo barto.

”
“

Kalluumaysato Reer lawyacaddo ah ayaa ii sheegay in ciidamada maraykanka ay had iyo jeer iskaga horyimaaddaan badda dhexdeeda annagoo kalluun raadsanayna iyaguna ay argagixiso raadinayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalluun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan