U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dameer1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Qofka rayidka ah ee la dilay wuxuu ahaa nin watay dameer; waxaana loo toogtay si bareer ah, kadib markii uu diiday inuu u qaado maydka askari laga dilay" sidaa waxaa tiri Muxubo Cumar oo ka mid ah dadka ku harsan deegaankaas.

”
“

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Muqdisho: Dameer doonayay inuu isku qarxiyo Dowladda KMG ah iyo AMISOM oo la qabtay.

”
“

Waxa kale uu saameeyay noolayaal uu ka mid yahay xayawaanka naadirka ah ee dameer debedeedka ama gunburiga, oo neefaf tiro yar oo dayacani ka sii riiqayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dameer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan