U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tallaabo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TA8 xar
1

Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.

2

T. qaad: arrin wax ka qabasho.

3

(fk) T.t.: tartiib tartiib.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Halkaa waxaan ka soo tuujin karnaa in dawladaha waaweyni ay habkaasi ku shaqeeyaan oo kolka ay rabaan inay tallaabo qadaan ay bilaabaan xog urursi, ka dibna ayaga oo halkaa ka duulaya go’aanka ay rabaan ka gaadhaan.

”
β€œ

In uu xal siyaasadeed ku kabo kii qorigu waxa ay ahayd tallaabo geesinimo.

”
β€œ

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa sheegay in ay haatan rajo ka qabaan in ay dowladda tallaabo u qaato dhinaca degmada Xudur, walow maamulkii gobolka uu haatan isku soo aruursaday magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tallaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan