U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhacsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Biyo iwm wax heerkay joogeen hoos uga dhacay ahaansho.

2

Daawo, fiiso, iwm wax waqtigii loogu talaggalay dhaafay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tan iyo intii magaalada Baydhabo ku soo noqdeen mas’uuliyiinta sare ee DF waxay isu bedeshay meel dadweynaha jooga dareemayaan cabsi aan la saadaalin karin, haka kuwa kale la dhacsan yihiin.

”
“

C/llaahi Yuusuf Axmed, iyagoo hada u muuqda inay la dhacsan yihiin xukuumada Sh.

”
“

Bahuko wuxuu sheegya in xoogaga Islaamiyiinta ah ay garabsanayaan kooxda Al-Qaeda ayna yihiin kuwo isku duba-ridan, dhaqaalena ka hela dalalka la dhacsan, taasoo uu ku tilmaamay inay tahay sababta loo adkaan la'yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan