U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saadaalin

Magac Fal
Xaraf SSubg SA9 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beri 8:00 Subaxnimo ayaa hoolka ay ka bilaabaneysaa doorashada Madaxweynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa, iyadoo aan la saadaalin karin Sadax musharax oo ugu cad cad ninka uu noqon doono.

”
“

WFP waxay rajaynaysaa in hakinta mucawinadu noqoto mudo gaaban laakiin ma saadaalin karno inta ay qaadan doonto waayo arinku gacanta ma noogu jiro.

”
“

CNN/World Soccer Top 10, waa saadaalin aan caadi ahayn oo ay ka saadaaliyaan kooxaha adduunku sida ay u kala sareeyaan, waxaanay soo saaraan toddobaad maalinta Isniinta ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saadaalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan