U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhagaxbaruur

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-rro, m.dhKimisteri
Xaraf DHSubg DHA12 xar
1

Dhagax midab cad leh oo jilicsan. dhagax-burbur-kiimikaad m.l Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad. dhagax-cas m.l (jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh. c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-rro, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

DH Β· DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhagaxbaruur - sawirka la wadaagga

La Wadaag