U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cas1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA3 xar
1

Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.

3

Midab guduud xigeen ah.

4

Sayn yaroo meel ka hoora.

5

Meel bannaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Yemen ayaa waxaa maalin walba gala muhaajiriin fara badan oo ka cararaya rabshadaha iyo dagaalada aan dhamaadka lahayn ee ka taagan Somalia, iyadoo dadkan maqan ay noqonayaa kuwii ugu tirada abdi ee Badda Cas lagu waayo.

”
“

Dalka Yemen oo ay Soomaaliya daris ka yihiin badda cas, ayaa waxaa sannadihii lasoo dhaafay qaab tahriib ahan ah ku galay boqolaal kun oo Soomaali iyo Itoobiyaan ah kuwaasoo doonayay inay dalkaas uga gudbaan dalalka kale ee khaliijka Carabta.

”
“

Dalka Yemen ayaa waxaa ku sugan qoxooti fara badan badan oo Soomaali ah, kuwaasoo ka talaabay badda cas, waxayna halkaas u tageen si ay ugu gudbaan dalalka khaliijka qaarkood sida Sucuudi Carabiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan