U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhay1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Lega xoolaha oo la kala baray barkii.

2

Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.

3

Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay i dhansiisaa dhay iyo dhanaan geel.

”
“

Haddaba waxaan leeyahay falalkan argagaxa ahi waxay umadda xusuusinayaan wixii laga dagaalamay iyo heeryadii nidaamkii Siyaad Barre ee waxaan odhan lahaa aragtidayda (Nabaddu waa dharage hana-dhay-lulina).

”
“

Intaasi kolka ay dhammaatana caano dhay ah ayaa lagu dhaq-dhaqaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan