U gudub nuxurka bogga
SABAAD

geedo

Magac Lab
Xaraf GSubg GE5 xar
1

Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.

2

Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Deegaanka lagu dagaalamay waa mid aanan lahayn geedo lagu gabbado, waxaana dagaalku uu ahaa mid socday saacado, waa laga yaabaa in khasaaruhu uu bato" ayuu yiri sarkaal ka mid ah kuwa hogaaminaya ciidamada DF oo ka gaabsaday magaciisa.

”
β€œ

Kobosh: IlgÑÑl;Miracas.ama Dhamaag;Sabkax; Waxaa kaloo jira geedo badan oo xididkooda la qoto oo la cuno sida: Quwaax.

”
β€œ

Jawiga Barunay waa wadan roob badan ka da'o, waxaana ka baxo geedo aad u badan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
geedo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan