U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaygag1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Doorashadan Shankaroontu samaysay oo quruxdeeda iyo dheg badnaanteeda aan is idhi Alla yaa guursada oo geel ka bixiya, taas oo Ingiriisku amakaag u dhintay, Jarmalkuna fajac la gaabtay, Faransiisna dhaygag la liito.

”
“

Talaabada sida uu u dhubad qaadayo dhaygag baa ku dilaaya.

”
“

Xaajada halkaasaan dhigoo dhaabad baw dihine In la sii dhaqaajay rabtaa dhaygag badanleeye Oo loola dhaadhaco halkay dhuux ka leedahaye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaygag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan