U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheg1

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.l
Xaraf DHSubg DHE4 xar
1

Xubinta maqalka nafleyda.

2

Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.

3

Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido.

5

Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato. dheg2

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Duqa oo shirkii ku xiray hab, hayga daba hadlin ah, dabadeedna iridka ka baxay, sida ay sheegeen xubnaha Golaha Degaanku. 3. Duqa oo hal dheg wax ka maqla balse tii xigtay xildhibaanada Golaha Degaanka ay xirmatay.

”
“

Balse hadlkooda dheg u dhigi maayo ee anigaa ka sal gaadhaya.

”
“

Hase yeeshee, marka la eego Afkaaraha iska horjeedda ee dhinaca dawladda iyo mucaaridka Somaliland, luuqadda Siyaasaddu marba hal ku-dheg gaar ah bay lahayd, waxayna siiqadda lagu hadlayaa ku xidhnayd hadba ufada Siyaasadeed ee kacsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.l

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan