U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHE6 xar
1

Nafley dheel ku maaweelin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Puntland oo ka hadley kulankaan ayaa hoosta ka xariiqey in mamaulkiisa muhiimad wayn saari doono sidii amniga Puntland wax looga qaban lahaa islamarkaana dakhliga & kharashka dowlada leysugu dheeli tiri lahaa.

”
“

Dhinaca kale, waxay markasta leeyihiin karti dhinacyo badan, waana koox isu dheeli-tiran.

”
“

Wuxuuna naaska hooyadii ka helaa nafaqada isu dheeli tiran oo koritaanka jidhkiisa ku lug leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan