U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karti

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Markaa tijaabay ahayd, laakiin sannadihii dambe way tuhun baxeen waxaanay qolada imtixaanadu ii sheegeen inay arrintani tahay karti ay la timi oo ay dheer tahay maamulayaasha,” ayuu yidhi Md.

”
β€œ

Ciyaartoyga u dhashay Ukraine, Andriy Shevchenko ayaa sheegay in Milan muujiyeen in ay hayaan karti ay ugu dagaalami karaan horyaalnimada, kadib qaybtii labaad ee ay ciyaarta ku barbaraysay.

”
β€œ

Karti iyo aqoonba waa laga dareemi karaa hawshiinna, hase yeeshee intaasi ma’aha wax walba oo weli maalmihii qaar baa dambeeya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan