U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhegoole

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Nin aan wax maqlin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Horaan ugu tiraabay murti oraneysay afar nin ayaa ku tartamay beenta: dhegoole, indhoole, cagoole, iyo qaawane.

”
“

Kuwo meelo kale wax ka qaba, sida dhegoole, indhoole iyo maalaayiin magac oo foolxumo, cay, iin iyo aflagaaddo huwan oo la joogteeyey dabadeedna sidaa ku qabatimay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhegoole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan