U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cay1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA3 xar
1

Dhareer; calyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, wixii dhaliilo jira waxan filayaa inaanay golaha quraarrada degelku u qaadan cay ama af lagaaddo ee ay ku dadaalaan inay toosiyaan.

”
“

Labadii nin ayaa aamusay oo intay naxen is yidhi, malaha waar cay baad ku tidhaahdeen gabadha.

”
“

Taasi waxaa weeye, isla dadkii farsamada iyo dhinacyada kale ee waxsoosaarka ilbaxnimadaas habeen iyo dharaar ka faa’iidaysanayey, ee noloshooda oo dhan ku xidhay, ayaa haddana ugu cay badan oo ugu nacayb badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan