U gudub nuxurka bogga
SABAAD

foolxumo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FO8 xar
La Mid AhfoolxumaanMagac Fal
1

.dh foolxun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xilligaa geyiga Soomaaliyeed lagama aqoon jecel, waxaana ceeb iyo foolxumo loo arkayey qofkii laga maqlo „Caashaq baa i haya“.

”
“

Haddaba, raggani waxa ay diinta ka dhigteen gabbaad ay foolxumo oo dhan ku bannaystaan.

”
“

Haddaba, annaga oo og kaalinta warbaahinta gaarka ahi kaga jirto dhismaha dalka iyo wacyi-gelinta dadkeeda, isla markaana aan ogeyn foolxumo hore oo saxaafaddu dalka u soo hoysay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
foolxumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan