Tusaale Dheeraad ah3
β
Booc ama Geed Caanoole loona yaqaano "Booc Booc" waa geed caleemo balaaran leh oo hadii aa caleenta ka jartid caano sii deenaayo. geedahaan caanahiisa waa sun. hadii oo indhaha kaa galo indhoole aa noqon kartaa.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
I Β· IN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
