Tusaale Dheeraad ah3
“
Waa laga wada dheregsan yahay in markii ay ugu yar tahay ay qaadato lix bilood—mararka qaarkoodna labo sano—in ruux joogo Afrika la marsiiyo iskiriinin, deetana interfiyuu, deetana caafimaad loo diro, deetana uu sugo dhoofkii uu ku tegi lahaa Mareykanka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
DH · DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
