U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tartan1

Magac Lab
Naxwe-ammo/-anno, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Baratan.

2

T.ka suugaanta; t.ka gabayada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Doorashooyinkii Lixdankii iyo Kuwa Maanta wax isma doorshaan" Muddo dheer ayaa ka soo wareegtay intii aynaan (reer Somaliland) isugu soo bixin tartan doorasho.

”
“

Hase yeeshee, Cragnotti, wuxuu sheegay inaanu rabin in kooxdu gasho tartan, maadaama ay kala daadsan tahay.

”
“

Kulankii ugu dambeeyay koobkaa waxaa ku guulaysatay kooxdii xulka Uruguay oo isna noqday waddankii labaad ee laba goor ku guulaystay afartii tartan ee ugu horreeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ammo/-anno, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tartan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan