U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiibi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha ma dhiibi karaa liiska shaqo ee uu ka rabo 42 mansab ee uu magacaabay (job description).

”
“

Geedi: Istiqaalad dhiibi mayo" Ra'isal Wasaare Cali Maxamad Geedi oo booqasho ku jooga wadanka Ethiopia ayaa kulan la yeshay dhigiisa Meles Zenawi kuwas oo sida la filayo ka wada hadley khilafka hareeyay DFKMG ah.

”
“

Ugu danbayntii wuxuu odhanayaa haddii aan caano geel kuugu sii dhiibi lahaa oo hadiyad aahaan ugu diri lahaa, kulaylkaa leefaya oo intaad jidka kusii jirtaabay xumaanayaan ee talow maxaan inantii Hodan kuugu dhiibaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiibi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD