U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadiyad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Hanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddiise shuruucdii hore u dhignayd ugaadha ay ku jirtay awooda hadiyad u bixinteedu, macnuhu ma waxa weeyi in sharci walba oo ugaadha ku saabsan uu qodobkaasi ku jiraabaa.

”
“

. Hadii Alle ku siiyey ilmo badan, ha u kala eexan, ha ahaato soo dhawayn, amaanid, hadiyad gaara, iyo inaad siiso waqti kala badan.

”
“

. Abaal mari: Abaal marin waxaa ahaan kara, amaan, shumis, u sheegid inaad raali ka tahay waxa ilmuhu sameeyay, hadiyad iyo dibad u saar, iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan