U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habsami

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taylor oo dowladda Mareykanku ay cadaadis weyn ku saartay in uu dalka isaga baxo, ayaa sheegay in uu doonayo in uu xaqiijiyo in ay bixidiisu u dhacdo si habsami ah oo uuna dhiig ku daadan.

”
“

Qoraalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in magacaabistan ay tahay mid lagu xoojinayo habsami u socodka howlaha maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo xubnahana laga doonay inay soo diyaariyaan doorashada maamulka Gobolka Banaadir.

”
“

Mid uun baa ah biyo-kama-dhibcaan shardi ah: in imtixaankaas si caddaaladda waafaqsan loo agaasimay oo “qish” iyo wax is dhaafin lagala fogaaday, si habsami ahna loo saxay oo arday kasta xaqiisa la siiyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habsami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan