U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dood1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DO4 xar
1

Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.2 Xubintii hadal ama dood qabta waa inay gacanta taagtaa si loo diiwaan galiyo.

”
“

Dood ku saabsan muranka Kismayo Magaalada Kismayo ayaa waxaa ka taagan muran siyaasdeed u dhexeeya beelaha Sade oo gacanta ku haya magaalada Kismayo kaas oo sababey in maleeshiyaad joojiyaan howlhi dekada.

”
“

Dhinaca kale Misaniyada ayaa u gudubtey manta 2 May,2009 golaha Barlamanka iyada oo la filayo in dood kadib cod u qaadaaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan