Tusaale Dheeraad ah3
β
Hey'adaha samafalka oo maalmahan ku mashquulsanaa diiwaan-galinta iyo wax u qabadka qaxootigan cusub ayaa hadda loo diidey iney dadkaas u tagaan.
ββ
Dadkan oo siduu isuduwuhu sheegay qabtay hawlo isugujiray diiwaan galin, wacyi galin iyo gaadiidlaydaba kharashkoodii faro dhexdood laga saaray.
ββ
Doorashooyinka Waxaa Ka Horeeya Diiwaan Gelin Xalaal ah Doorashooyinkii deegaanka ee 15kii December waxay muujinayaan inaan sinaba looga maarmayn diiwaangelin xalaal ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
D Β· DI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
