U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doorroone

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf DSubg DO9 xar
1

Qof aad u wanaagsan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Diihaalku geel inuu ku ba’o, idinka diimoonee Duhurkii haruubkii ahaa, kibis ka doorroone, Kolse haddaad dariiq wada madhaan, waysu soo dumine, Inshaa Allaahu duulkaad gashaan, waa dulliyayaane.

”
“

Doorroone mawdkii hadduu, dunida kaa dheelmay Malag Eebbe soo diray hadduu, maradii kaa diiray Gegi ay dillaacsheen haddii, lagugu hoos duugey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doorroone - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan