U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gashaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii. gashaan2

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Haddii mid ka mid ah xisbiyada mucaaradku ku guulaysto doorashada, ma laga yaabaa in aad is bahaysi gashaan oo dawlad wada dhistaan?

”
“

Mudanyaal iyo marwooyin reer UDUB waxa idin hor yaal ugu yara 11 qodob ee aan kor ku soo xusnaya, waxa aanu idin leenaya waa in aad sida ugu dhakhsaha badan u hir gashaan oo aad wax la taaban karo aad keentan.

”
“

Walaalayaal, Somalidu waxay ku maahmaahdaa far kaliyi fool ma dhaqdo, sidaa darteed waxaan idinka codsanayaa inaad xilka aad ii doorateen igu garab gashaan, isla markaana in aad Ilaahay ii baridaan in uu ii fududeeyo Allaahu akbar Somaliland ha Midowdo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gashaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan