U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kibis

Magac Dheddig
Naxwe-bso, m.l
Xaraf KSubg KI5 xar
1

Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Diihaalku geel inuu ku ba’o, idinka diimoonee Duhurkii haruubkii ahaa, kibis ka doorroone, Kolse haddaad dariiq wada madhaan, waysu soo dumine, Inshaa Allaahu duulkaad gashaan, waa dulliyayaane.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bso, m.l

Xarafka

K Β· KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kibis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan