U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duco1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Oraah Eebbe khayr lagaga dalbayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gebogebadii ayaa waxa halkaas ka soo jeediyey duco Alle ka cabsiya Garaad Abdirisaaq Siciid Askar Galaydh.

”
“

- Ka dibna wuxuu ku duceysanayaa wuxuu doono oo ku sugnaaday Kitaabka iyo Sunnada, waana ducooyin badan, hadduusan waxba ka garaneyn ducooyinkaasi, wuxuu ku duceysanayaa duco anfacaysa diintiisa iyo adduunyadiisa.

”
“

Duco aad u badan baad Soomaali u akhriday ee Alle ha kaa aqbalo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan