U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khayr

Magac Lab
Naxwe-raad, m.l
Xaraf KHSubg KHA5 xar
1

Wax wanaag ku jira oo dhan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay diinta baraxa tiran ee Islaamku inoo sheegtay in ay jiraan waxyaalo aan sharmoodno laakiin khayr ku jiro, sidoo kale waxaa Ilaahay quraankiisa ku sheegay in Culays iyo dhibkasta ay fuday iyo farxadi ka danbayn doonto.

”
“

Maslaxaddeennu maanta waxay ku jirtaa inaan ka gudubno dhallanteedka iyo dhoohnaanta, dhexdana u xiranno sidii aan u badbaadsan lahayn jiritaankeenna, dhasheennana aan ugu reebi lahayn dhaxal khayr leh oo ay u aayaan.

”
“

Cunsuriyadi iney gar tahay iyo Haddaan caabbinta ku samirnoon Carshiga aan khayr ka filanno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-raad, m.l

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khayr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan