U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garaad

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug. gąraad m.l Nin qolo madax u ah; ugaas; wabar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Garaad, wuxuu ku taliyay in la gorfeeyo arrintan oo aan laga daalin, dhinac kastana la arko oo la dhegaysto.

”
“

Akhri warar kale oo la xiriira dagaaladii saakey 8 August,2010 dhacey Dhageyso dhamaan wareysiyada la xiriira dagaalka ka dhacey degaankaas iyo Garaad Cabdulahi Cali Ciid.

”
“

“Dhulbahante iyo cid kasta oo danaynaysaa nabadda waxa waajib ah inay geshigaa bixintiisa ka qayb qaataan”sidaa waxa yidhi Gaarad C/qani garaad Jaaamac.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan