U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duf

Magac Dheddig
Naxwe-faf, m.l
Xaraf DSubg DU3 xar
2

D. ah: dulli.

3

D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!. dųf m.l/dh

1

Dhogor badan oo ishaysata.

2

Wax dhogor leh.

3

Mayrax la jilciyey oo la feeray.

4

Shukumaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Duf idiinku bax dheh odayaashaas "hogaamiye" isku sheega ah oo badankood fowda ma ahanee wax kale aanan qaban!

”
“

Khoonada waxay ka koobantahay laf hoose, duf dhexe iyo xuub kore.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan