Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.
Cid ay wax ka maqlayaan ma jirto aan ka ahayn ninka duubka weyn (Usaama Bin Laden) ee ku dhuumanaya buuraha Tora Bora ee Afghanistan oo ummadda muslimiinta baday hoog badan.
Silsilad dheer oo hoog ah ayey dacalka haystaan.
Waa la ila qabaa wax ma tarto haddii waxa laga hadlayaa jab iyo hoog yahay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag