U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xuub1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf XSubg XU4 xar
1

Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.

2

Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xuub-sireed, wuxuu sheegay in DF ay u gudibnayso Dowladda Britain ee ku dhaqanta cadaaladda iyo xorriyatul qowlka dacwado ka dhan ah wariyeyaasha soo diyaariyay barnaamijkaas, si tallaabo looga qaado.

”
“

Iyaba waa yaabe, islaantii soddonka gu' siifadda siddeetan jirku ku baxaysay ee aan is lahaa meel la taabto ma leh, maalin qudha ayay ku xuub dhacsatay.

”
“

Unugga waxaa ku dahaaran xuub ka samaysan lipidi iyo fosfolipidi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xuub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan