U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duhurnimo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DU9 xar
1

Duhur ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abaara 12-kii Duhurnimo ee Maanta ayaa waxaa Agagaarka Mowlaca Sheekh Muxudiin ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Miino oo aad u weynaa,kadib markii Miinadaasi uu ku dul joogsaday Gaari N-3 ah oo halkaasi marayay.

”
“

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q-1aad) Ku soo dhowaada, Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarda oo ah barnaamij cusub oo toddobaad walba aad kala socon doontaan Barnaamijka Dhalinyarada Maanta oo ku baxa idaacadda Duhurnimo ee VOA.

”
“

Maalintaas, waxay Faransiisku la ciyaarayaan Uruguay, waxayna ciyaartu bilaabanaysaa 2:30 duhurnimo ee saacadda Hargeysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duhurnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan