U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulin

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole.. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Haddii shubanka cunuggaagu uu keenay bakteeriya, dulin, ama feyras khaas ah, eeg warqadda barashada, β€œKaartada tixraaca shubanka.”

”
β€œ

Waxa maqsinada maxaabiista ku dhashay dulin, taas oo u baahan in la buufiyo oo goor walba lala socdo daryeel xumada haysata maxaabiista jeelka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan