Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda. bakteeriya-ciijiye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Fiirus jajabiya bakteeriyada.
Tusaale Dheeraad ah3
Cudurkani wuxuu keeni karaa marka aan la iska dawayn indho-la’aan, waali iyo Xabadda waxa keena Bakteeriya jidhka ka gasha halka ay kaga badbaadayso sida, Hab-dhiska Taranka Rag iyo Dumarba.
”Haddii shubanka cunuggaagu uu keenay bakteeriya, dulin, ama feyras khaas ah, eeg warqadda barashada, “Kaartada tixraaca shubanka.”
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-ayaal, m.l/dh
Baayoloji (baay.)
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
