U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daryeel1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daryeel fiican iyo daawo-toona looma hayn, ama way ku yarayd.

”
“

-qof ayaa waxaa ka muuqata jirdil iyo cunno yari, iyadoo dadkii ay iminka ku jiraan gacanta Ciidamada Dowladda Puntland waxaana loo fidinayaa daryeel isugu jira cunno iyo daawooyin.

”
“

Gudigu waxaa kale oo uu ku wargelinayaa dhamaan ciidamadii qalabka siday ee salhdigyada ka howlgeli jiray sababo daryeel la'aana u kala tagay inay ku soo laabtaan xarumihii ay ka tageen islamarkaana la siin doono daryeelka ay u baahan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daryeel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan