U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duqeyn

Magac Fal
Xaraf DSubg DU6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diyaard Nuuca Dagaalka ah oo Maanta Duqeyn ka geysatay Deegaano ka mid ah Gobalka Baay.

”
“

Afhayeen u hadlay AMISOM ayaa sheegay inaysan xalay iyagu duqeyn goobo ay shacab ku sugan yihiin, laakiinse ay duqeeyeen xaafado ka tirsan degmooyin ay dib isugu soo abaabulayeen xoogagga Al-shabaab oo shalay ay ka qabsadeen degmada Boondheere.

”
“

Ciidamada AMISOM ayaa inta badan duqeymaha khasaaraha badan ka geysta Magaalada Muqdisho, iyadoo madaxda DF ay iyaguna dhankooda sheegaaan mar walba inay kala hadlaan saraakiisha ciidanka Midowga Afrika inaysan duqeyn magaalada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duqeyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan