U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duub1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Maro yar oo si gaar ah madaxa loogu xirto.

2

D. ah: xirmo tubaako, dhis, gaarso iwm ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Oday-Duub-weyne, waxaa uu isagu jeclaa dhegeysiga gabayadii: -Cabdulle Raage, Cali Cilmi Af-yare iyo Jimcaale Dhega-taag.

”
“

“Ma xuma,” ayuu Macallinku hadal ku billaabay, “si isku duub ahaad heesta u faaqidday.

”
“

Isku-soo-duub, waxaa la dhihi karaa waxaa jira dhammaan xaaladihii gogoldhigga u noqon lahaa in Soomaalidu ay ka baxdo dhibaatada daba-dheeraatay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan