U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xirmo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran.

2

Dhul daaqsimeed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dilka Askartaan ayaa sababay inuu xirmo suuqa weyn ee Bakaraha, waxaan billowday rasaas ay rideen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda oo ku hareraysan Suuqa, inkastoo aan la sheegay in cid ay waxyeello gaarsiisay rasaasta ay rideen ciidanka.

”
“

Sadex qof oo rayid ayaa sidoo kale ku dhintey rasaastaan kuwaas oo ay haleeshay tacshiirad leys-weydarsanayey taas sababtey in gebi ahaanba xirmo suuqa Bakaaraha.

”
“

Dagaalka kooban oo socday in ka yar 20-daqiiqo ayaa sababay inuu xirmo ganacsiga guud ee Suuqa Huriwaa, waxaana dagaalkaan uu noqonayaan kii sadexaad oo 24-saac gudahood ka dhaca Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xirmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan