U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duuf1

Magac Lab
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Hilib la nacay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ama ha sababto xammaasadda xorriyadda, am il-duuf iyo kama ka dhacay aabayaasha gobanimada ha noqoto ama aragti-gaabni siyaasiyiinta ka dhacday ha ahaatee, awooddihii iyo muuqaaladii kale ee Jamhuuriyadda cusub waxaa loo badiyey Koofurta.

”
“

Kan dambe ee madbacada, khaladkeedu waa il duuf ka yimi kii saxnaa ayaa laga tegay, dambigeedana anigaa iska leh.

”
“

Nayruus Arbacaad waxa la yidhaahdaa waxa uu u wanaagsan yahay geesleyda, geelana laga yaabee in duuf iyo waxyaalo kale lagu arko.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan