Siriq.
Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan. il aragtay m.l (c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto "isha qaawan" ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal). ilaa h I. ama i. iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. . Ilaah Ilaah m.l (dii.) Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.
Tusaalooyin
I. (ama i. iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog
βTusaale Dheeraad ah3
Dadkii ka badbaaday doonidaan dagtay oo iyagoo aad u il daran laga soo saaray badda ayaa u sheegay shaqaalaha dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee ka howlga dalka Yemen inay doonida ku saarnaayeen 148-qof oo isugu jiray rag, caruur iyo haween.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-lo, m.l
I Β· IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
