U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ebyan1

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf ESubg EB5 xar
1

Wax la dhammaystiray noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maydadka 35-tan qof ayaa laga helay xeebta Gobolka Ebyan sida ay sheegtay hay'adda UNHCR, iyadoo warbixinta hay'ada lagu sheegay in doontan oo waday 117-qof ayna dagtay maalintii Arbacada.

”
“

Laba qof oo dadkaas ka mid ah ayaa weli la la'yahay, halka 80-qof oo kalena la helay kuwaasoo ka badbaaday badda, waxaana dadkaas lagu hayaan Magaalada Axwar ee Goboolka Ebyan oo ahayd halkii ay ku caariyeen.

”
“

Hay'ada MSF ayaa sheegtay in dhamaan dadkii badbaaday ay u fidiyeen gargaar deg-deg ah, ayna siiyeen cuno iyo biyo, haatana ay ku hayaan xarun ay ku leeyihiin degmada Axar ee Gobolka Ebyan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

E · EB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ebyan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan